Waa Midabkee Xijaabkaygu?

Written by Hudda Ibrahim
Illustrated by Meenal Patel
Published by Diverse Voices Press

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaan wax la akhrinayay gabadha aan eeddada u ahay ee Tima waxaanay i weydiisay, “Eeddo Hudda, sidee ayay ku dhacday in dadka buugaagta ku jira aysan ii eekayn anniga? ” Waan naxay. Waxaan raadiyay buug ay Muslimiin ku jiraan, laakiin way igu adkaatay inaan helo buug muujinaya gabdho yaryar oo xijaaban. Xitaa waxaa kaba sii adkayd inaan helo buugaag ay jillayaan Muslimiin. Halkii aan ka quusan lahaa, waxaan go’aansaday inaan anniga laftaydu abuuro buug. Buug sidan oo kale ahi ma jirin markii aan ahaa gabadh yar. Markaad ku arki weydo dad adiga kuu eg buugaagta ama filimada, way adag tahay inaad hesho cid aad ku dayato. Waxaan rabaa in carruurta Muslimiinta ahi ay naftooda ka dhex arkaan sheekooyinka ay akhriyaan. Waxaan rajeynayaa inuu buugani ku dhiirrigelin doono gabdhaha Muslimiinta ah inay ku faanaan cidda ay yihiin, jeclaadaan waxa ay xidhaan, si ay u noqdaan farshaxan yaqaano, qorayaal, barayaal, ciyaartooy, moodeelo faashiyoon, duuliyeyaal-wax kasta oo ay rabaan inay noqdaan oo ay guuleystaan! Dhammaan waxyaabahaasna ay sameeyaan iyagoo xiran xijaabkooda.

Available in English as What Color is My Hijab?.

Primary ISBN:
Available As: Hardcover
Picture Book, Age 03 or older

Community Represented: ,

Themes: , , , ,

Setting: United States

Character’s New Arrival/New American Status: 1st Generation

Book Creator(s) Connection to the Community Represented: Own Voices/Lived Experience

Click here for details about how we define our titles.

Engagement Projects & Resources:

Share your favorite resources for this book with info@imyourneighborbooks.org.